Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Degmada Wada Jir oo Toogasho Lagu Dilay
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 25 2008
Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Degmada Wada Jir oo Toogasho Lagu Dilay
Written by Ali Moallim   
Monday, 25 August 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Kooxo hubeysan ayaa xalay toogasho u geystay Allaha u naxariistee Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee degmada Wada Jir oo la oran jiray Sheekh Xasan.

 

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee degmada Wada Jir Allaha U naxariistee Sheekh Xasan ayaa xiligii la dilayey uu ka soo baxay Salaadii Maqrib ee Xalay sida uu Saxaafadda u xaqiiqiyay Guddoomiyaha Degmada Wada Jir Axmed Xasan Caddow, wuxuuna Guddoomiyaha Degmada uu sheegay in lagu raad joogo kuwii ka danbeeyay dalka Mas'uulkaasi, cidii ku cadaadana la horkeeni doono sharciga hortiisa si loo marsiiyo sharciga iyo ciqaabta uu mudeystay.

 

Axmed Xasan Caddow Guddoomiyaha degmada Wada Jir ma sheegin sababta loo dilay Mas'uulkaasi, balse waxaa loo maleynayaa in ay qeyb ka tahay dilalka qorsheysan ee lala beegsanayo Mas'uuliyiinta Dowladda KMG ee xilalka ka haya hey'addaha kala duwan.

 

Ma ahan markii ugu horeysay ee dilal noocaan oo kale ah loo geysto Mas'uul ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, iyadoo horay inta badan Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ay u la deen dilal loo geystay.





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >